Al Shabaab oo sheegtay in ay dileen masuul katirsan Wasaarada Gaashaandhiga

Warbaahinta Al Shabaab ayaa sheegtay in dagaalyahano hubeesan ay xalay xaafad katirsan degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ku dileen masuul ay sheegeen in uu katirsanaa Wasaarada Gaashanadhiga Soomaaliya. War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in xoogag hubeesan ay toogteenĀ Cumar Axmed Cumar Jinool, waxa ayna Al Shabaab sheegeen in ninkan uu kamid ahaa xoghayaasha … Continue reading Al Shabaab oo sheegtay in ay dileen masuul katirsan Wasaarada Gaashaandhiga